Korodhso Aqoonta Af Soomaaliga (KAS)

Koorsadaan waxa loogu talaggalay qof afka ku hadla, aan laakiin dugsi u gelin oo baranin. Sidan hore qofka ahi si fiican wax u ma qori karo waayo ma baranin Xubnaha Hadalka ee Af iyo Naxwihiisa. Afafka oo dhammi waa sidan. Kuhadal kooda iyo qoraal koodu waa ka la labo. Maxaa hadda ba lagu baranayaa meeris kan 1aad ee Barashada Af Soomaaliga? Waxa lagu baranayaa Xubnaha Hadalka Af Soomaaliga oo sagaal ka kooban. Si aad u hesho shahaadada koorsadaan natiijada imtixaanka ee lagaa rabo waa 70% inaad keento. Qaabka imtixaanka loo diyaariyey ayaa ah qaab tabbabaran. Sidoo kale, waxaad la xariiri kartaa macalinkaaga adigoo meelwalbo dunida ka jooga. Weydii su’aasha aad u baahan tahay: WhatsApp: +252 63 3166627

2.6/5

Koorsadaan waxaad ku baran doontaa:-

Play Video

Preview Course

Dammaanad-qaadis 3 Maalmood lacag Celis ah

This course includes

Share course

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Scroll to Top