Gargaarka Degdegga – Koorso

Koorsadaan waxaad ku baran doontaa sida loogu hortago in qofka miyir beelo, in laga hortago inta uusan qofka dhibka gaaray noqon mid dhibaato weyn u geesta tusaale hadey jiraan dhiig bax waa in la joojiyaa, lana hormariyo sidduu qofka dhaqso ugu buskoon lahaa. In la dhawro noolasha qofka, la siiyo daaweyn aasaasi ah si qofka uusan xumada ugu dhiman (Dhimasha Illaahay ayaa hayo balse dadaal ayaa loo baahanyahay).

Shahaado: Koorsadaan waxay leedahay shahaado, mana jiraan imtixaan waajib kugu ah inaad ku baasto si aad u hesho shahaaddada koorsadan.

4/5

Koorsadaan waxaad ku baran doontaa:-

  • Noocyada Gargaarka Degdegga,
  • Daaweynta wanaagsan,
  • Sida loo asturo walxaha dhaawacyada iyo cudurada sababa,
  • Ogaanshaha waxyaabaha shilka ama cudurka sababay,
  • Qiimeynta Goobta uu shilka ka dhacay,
  • Dhiig Joojin,
  • Shooga,
  • Wadna Xanuunka iwm,
  • Dhayidda Dhaawacyada,
  • Duubida Dhaawaca,
  • Cudurka Maskasda ku dhaco,
  • Qaniinyada Bahalada,
  • Margashada,
  • Hafasashada,
  • Dhaawacyada Xabadda, Tooreyda iyo caabuqyada kale ee qatarta ah,
  • Daaweynta dhaawacyada qatarta ah ee gaara xabadka
  • Gargaarka Degdegga ee Jabka Xiran,
Play Video

Price:$19.9

30-Day Money-Back Guarantee

This course includes

  • No hours on-demand video
  • 21 Aqris qoraalo ah
  • 15 Cashiro
  • 24 Saac ayuu kuu shaqeynayaa
  • Shahaado Cadeyn ah

Share course

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top