Korodhso Aqoonta Af Soomaaliga (KAS)

Koorsadaan waxa loogu talaggalay qof afka ku hadla, aan laakiin dugsi u gelin oo baranin. Sidan hore qofka ahi si fiican wax u ma qori karo waayo ma baranin Xubnaha Hadalka ee Af iyo Naxwihiisa. Afafka oo dhammi waa sidan. Kuhadal kooda iyo qoraal koodu waa ka la labo. Maxaa hadda ba lagu baranayaa meeris kan 1aad ee Barashada Af Soomaaliga? Waxa lagu baranayaa Xubnaha Hadalka Af Soomaaliga oo sagaal ka kooban. Si aad u hesho shahaadada koorsadaan natiijada imtixaanka ee lagaa rabo waa 70% inaad keento. Qaabka imtixaanka loo diyaariyey ayaa ah qaab tabbabaran. Sidoo kale, waxaad la xariiri kartaa macalinkaaga adigoo meelwalbo dunida ka jooga. Weydii su’aasha aad u baahan tahay: WhatsApp: +252 63 3166627

2.6/5

Koorsadaan waxaad ku baran doontaa:-

  • Xaraf, erey, weedh iyo hawraar
  • Diiradeeye
  • Meeleeye
  • Falkaab, Magac, Qodob, Magacuyaal, Sifo, Xidhiidhiye, iyo Fal
  • Barashada meeris kaddib afka w’aad icraabin doontaa qoraal kasta. Tan oo loo la jeedo, haybta erey kasta oo qoran b’aad garanaysa.
  • Waa yaraanayaan gefef kaaga ereyeed iyo naxweed.
  • Qoraal kaaga ayaa si qeexan ugu salaysnaan doonna erey.
  • Tan danbe oo dhalinaysa in qoraalka afku midaysnaado oo ummadda oo dhammi is ku si u qorto afka. Hadda ma jirto taasi?
  • Ugu danbayn curin kutub iyo qoraallo ku dhigan af dhexe oo midaysan baa la heleyaa oo aad curin kataa.
Play Video

Preview Course

Dammaanad-qaadis 3 Maalmood lacag Celis ah

This course includes

  • 22 Saacood oo cashiro muuqaalo ah
  • 4 Maqaalo
  • In ka badan 10 bilkeedin
  • 24 Saacadood wey kuu furan tahay
  • Shahaado oo cadeyn ah

Share course

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin

3 thoughts on “Korodhso Aqoonta Af Soomaaliga (KAS)”

    1. Walaal waa diyaar koorsada sida aad aragto haddii aad u baahan tahay inaad iska diiwaan geliso fadlan iska diiwaan geli halka ay ku qoran tahay ‘Hadda Biloow kadibna buuxbuuxi foomka lagaa rabo kadibna adiga ayaa dooranaayo qaabka aad lacagta u bixinayso haddii VISA ama MasterCard ku bixinayso ama Mobile Payment sida EVC plus, Sahal, Zaad, E-dahab. Wixii faahfaahin dheer ah WhatsAppka nagala soo xariir: +4797375059

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top