Maamulka Ganacsiga Caalamiga – Koorso

Koorsadaan waa koorso ka kooban illaa iyo 5 mawduuc oo balaaran. Koorsadaan waxay ku baxaysaa afka Soomaaliga si bulsha weynta Soomaaliyeed wax badan ugu fahmaan Maamulka Ganacsiga Caalamiga. Sidoo kale waxaad si hagar la’aan ah ugu baran doontaa xirfada maamulka iyo maareynta, heerarka ay u qeybsanto maamulka iyo maareynta, fahanka dhaqaalaha iyo isbedelada suuqyada dunidda, dhaqaalaha, suukh-yada, qaababka heshiisyada u dhaxeeyo wadamada iyo canshuur bixinta.

Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo sida aad u bilaabi karto koorsadaan fadlan nagala soo xariir WhatsApp: +47 973 750 59

3.4/5

Waxaad ku baran doontaa koorsadaan:-

Play Video

Price:$35

30-Day Money-Back Guarantee

This course includes

Share course

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin

43 thoughts on “Maamulka Ganacsiga Caalamiga – Koorso”

    1. Abdulahi Koorsada waa diyaar sida kuu muuqato. Sidoo kale waxwalbo oo kamid ah cashirada waxay diyaar kuugu yihiin gudaha platformka naga. Haddii aad rabto in lagaa caawiyo sida aad isku qori lahayd fadlan halkaan WhatsAppka nagala soo xariir: +4797375059 adigoo raacinaayo koorsada aad u baahan tahay.

      1. Hassan soo dhawaaw, sida Meesha kaaga muuqato koorsada waa diyaar. Isla hadda ayaad bilaabi kartaa ee maxaan kaa caawinaa? si’aan kuu caawino nagala soo xariir WhatsApp: +4797375059

    1. Liban soo dhawaaw. Koorsadaan waa diyaar sida kor kaaga muuqato. Isla hadda ayaad bilaabi kartaa waxwalbo waxaa laguugu diyaariyey Platformka naga haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo habka aad kubilaabi karto nagala soo xariir lambarkeena WhatsAppka +4797375059

    1. Ibrahim waad ku mahadsantahay inaad nala soo xariirto. Sida kuu muuqato koorsada waa diyaar, sida kali ee aan kuu caawin karno ayaa ah inaad nagala soo xariirto WhatsAppka ama lambarkeena caadiga inaad naga soo wacdo. WhatsApp: 97375059 Tel: 91280644

    1. Maya, shahaadada waxaa ka horeeyo inaad marka hore qaadato koorsada kadibna aad dalbato shahaadada. Haddii aad xiisayno isla hadda ayaad bilaabi kartaa waxwalbo waa qaab online ah mana ahan in macalinka qadka kuu soo galaayo ee waxwalbo waxaa laguugu diyaariyey Platfromka naga. Wixii caawimaad ah nagala soo xariir WhatsAppka naga +4797375059

    1. Mohamud Ahmed Said

      Maamulka sharafta leh aad bad u mahadsantihin, sida quruxda badan oo aad bulshadina ugu adeegeysan, aniga aad ayan ugu baahnahay course-dan , side iskaga diwangelinkara.

      1. Mohamud waad isdiiwaan gelin kartaa ee waxaad u baahan tahay inaad gujiso formka buuxbuuxintiisa. Riix Hadda Biloow – kadibna halkaas kasii buuxbuuxi formkaaga. Haddii kale WhatsAppka naga nagala soo xariir +4797375059

    1. Wcs Sidee tahay Mohamed, koorsada sida kaaga muuqato waa Online. Waana diyaar isla hadda ayaad bilaabi kartaa. Waxaad u baahan tahay oo kali inaad Fee-ga iska bixiso oo kali kadibna anaga ayaa kugu caawin karno qaabka aad u bilaabi karto. Haddii aad caawimaad u baahan tahay nagala soo xariir WhatsAppka naga +4797375059

    1. Wcs Sidee tahay Mohamed, waan ku mahadsan tahay inaad nala soo xariirto. koorsada sida kaaga muuqato waa Online. Waana diyaar isla hadda ayaad bilaabi kartaa. Waxaad u baahan tahay oo kali inaad Fee-ga iska bixiso oo kali kadibna anaga ayaa kugu caawin karno qaabka aad u bilaabi karto. Haddii aad caawimaad u baahan tahay nagala soo xariir WhatsAppka naga +4797375059

  1. Bukhari shuayb Abdirahmam

    Waxaan rabaa in koorsadaan bilaabo lkn Suaal baan qabaa Suashaydana Waa Shahaadada aan halkaan kaqaato Ma kubilaabi karaa jaamacada reer Galbeedka.

    1. Soo dhawaaw Bukhari, waa inaad ogataa shahaadooyinkeena inaysan ahayd kuwa dugsi sare ah ee ay tahay mid aqoon-kaab ah, si aad noloshaada aqoon dhinacyo kala duwan u yeelato. Mana quseyso nidaam jaamacadeed.

    1. Waxaan aragnay inaad xiisaynayso koorsada Maamulka Ganacsiga Caalamiga. Koorsadaan waa koorso ka kooban illaa iyo 5 mawduuc oo balaaran. Koorsadaan waxay ku baxaysaa afka Soomaaliga si bulsha weynta Soomaaliyeed wax badan ugu fahmaan Maamulka Ganacsiga Caalamiga. Sidoo kale waxaad si hagar la’aan ah ugu baran doontaa xirfada maamulka iyo maareynta, heerarka ay u qeybsanto maamulka iyo maareynta, fahanka dhaqaalaha iyo isbedelada suuqyada dunidda, dhaqaalaha, suukh-yada, qaababka heshiisyada u dhaxeeyo wadamada iyo canshuur bixinta.
      Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo sida aad u bilaabi karto koorsadaan fadlan nagala soo xariir WhatsApp: +47 973 750 59

      https://somalism.org/course/maamulka-ganacsiga-caalamiga-koorso/

    2. Walaal waa diyaar koorsada sida aad aragto haddii aad u baahan tahay inaad iska diiwaan geliso fadlan iska diiwaan geli halka ay ku qoran tahay ‘Hadda Biloow kadibna buuxbuuxi foomka lagaa rabo kadibna adiga ayaa dooranaayo qaabka aad lacagta u bixinayso haddii VISA ama MasterCard ku bixinayso ama Mobile Payment sida EVC plus, Sahal, Zaad, E-dahab. Wixii faahfaahin dheer ah WhatsAppka nagala soo xariir: +4797375059

      1. Abdirahman Ali

        Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda Courseka ?

      1. Abdirahman Ali

        Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda ?

      2. Liibaan abdirizaak mohamed

        Asc setahay walaal waad mahadsantahay sida wanagsan sad courseska aad ugu caawineyso walaalaha doonaya courseskas, aniga waxaan ahay qof daneenaya courseskas.

  2. Abdirahman Ali

    Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda ?

  3. Abdirahman Ali

    Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda Courseka ?

Leave a Reply to Ibrahim ali sheik Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top