Maamulka Ganacsiga Caalamiga – Koorso

Maamulka Ganacsiga Caalamiga – Koorso Koorsadaan waa koorso ka kooban illaa iyo 5 mawduuc oo balaaran. Koorsadaan waxay ku baxaysaa afka Soomaaliga si bulsha weynta Soomaaliyeed wax badan ugu fahmaan Maamulka Ganacsiga Caalamiga. Sidoo kale waxaad si hagar la’aan ah ugu baran doontaa xirfada maamulka iyo maareynta, heerarka ay u qeybsanto maamulka iyo maareynta, fahanka … Continue reading Maamulka Ganacsiga Caalamiga – Koorso